King Root

0
81

Kingroot waa mid ka mid ah Barnaamijyada ama qalabka Lagu Sameeyo rooting android Kaas oo ay isticmaalaan in ka badan maliiyiin oo ka mid ah dadka isticmaala android adduunka laga Isticmaalo King root Waa apps kaa Saacidaaya inaad Waxkabadal Ku sameeyso Mobile ka.

King root apk Wuxuu la jaanqaadi karaa qalab kasta oo android ku shaqeeya Android 2.3 iyo Kan ugu dambeeyay Android 5.1. 6.01 Kingroot wuxuu noqnoqdaa hadba mid la cusbooneeysiiyo Taageeradiisa Taas oo loogu Talagalay in Marwaliba aad Hesho taageerada King root iyo in Marwaliba ay in isticmaalayaasha ay u helaan Hadba kii ugu Dambeeyay ee Kingrood Soo saarto. Barnaamijka kingroot waa free markastana Waad heli kartaa.

0 downloads

...