Link2SD APK

0
631

Waxaa inta Badan Dacda inaan kala Kulano Mobile Phones yada Dhibaato Xaga Xawaaraha Taas oo sabab u ah in Mararka qaar uu Mobile kii uu Waayo Mug Ku Filan oo ay ku shaqeeyaan Barnaamijyadiisa ama aan aragno in Mobile kii uu Stack ama isticmaalkiisa Culays Noqdo oo Mararka qaar Caro geliya isticmaalaha Mobile kaas Markaa Marxaladaas Ku sugan

Waxaa Dhacda in isticmaalaha ay Ku Qasabku Noqoto inuu Tirtiro ama Masaxo Mobile kiisa iyadoo ay ooga Buuxaan Macluumaad uuna ka Maarmi karin Taas oo Murugo Gelisa Dhib aad u Wayn ku ah isticmaalaha Mobile kaas Shidadu Haysato.

Dadaal Dheer Kadib Dadka aadka isugu Taxluujiya Horumarinta Barnaamijyada Ku shaqeeya Mobilada Waxay Heleen Qaab Looga Gudbo Arimahaas aan soo Sheegnay Waxaana Kamid ah Barnaamijka Link2SD Barnaamijkaan oo kuu Suurta Gelinkara inaad Dhamaan Application ka Ciriirin kara Kaydka Mobile ka aad Ku Wareejin karto SD Card ka Ama Memory Card ka.

Ku Shubo Barnaamika Link2SD APK isagaa Xalin Kara Dhibaatadii Kaa Haaysay Xaga Kaydka.