Samsug Galaxy J5Prime G570M Service Manual

0
655
Buuga Shaqada Ama Fahmida Guud Mobile Phones ka Samsung Galaxy J5 Prime
Si ay Kugu Fududaato Fahamka aad u Yeelanaysid Shayga aad Ka shaqeynaysid amaba aad Wax Ka Baranaysid Waxaa Wanaagsan Inaad u Heshid Wax Kaa Saacida Sida Qalab iyo Bugaagba Taas oo Suurta,gelinkarta in uu Shaygaasi Kuu Fududaado Hadaba Shirkada Samsung ee Soo Saarta Talefanada Casriga ee Maanta Jira iyo Kuwoodii Horeyba Marwaliba ay u samayn Jirtay Buugaag loogu Tala Galay Dadka taqasuskoodu yahay Ka Shaqeeynta Mobilada iyo Kuwa Daneeya Fahamka Mobile Phones ka