Sida looga Bedelo Program ka Samsung Galaxy A310F

0
545

Si aad iskaaga Wax uga qabatid Mobile kaaga Samssung Galaxy A310F Dhinaca Program ka ama kuwa lamid ka ah Waxaa muhiim ah inaad Fahamtid Sidii aad wax uga qaban lahayd adigoo Raacaaya Tusaalooyinka ay idiinkugu Talagashay Muuqaal iyo Qoraalba Shabakada gestamobile ee la mataano ah Gesta Dr Smart Phones .

Waxyaabaha lagaa doonaayo inaad Heysatid Waxaa kamid ah kuwa hoos ku Qoran

1-Samsung usb Drivers.

2-Samsung Flasher tool (Odin).

3-Firmware file ka Mobile Phone kaaga Nooca uu yahay lasoo deg

Wejiga 2aad

A-Qaabka aad u bilaabeeysid Marka aad isku heysato Dhamaan Wixii aad u baahnayd.

waa inaad Mobile Phone ku uu Battery giisa uu Full yaha 100% amaba ugu yaraan 50%.

Hadii aad sidaasi yeeli Weydo Waxaa hubaal ah in uu Shaqada ku dhex Dami doono taas oo keenta Mararka qaar in Mobile ka shaqadiisu istaagto .

B-Ka Dhig Mobile ka Download Mode kaas uu kuu suuragelinaaya Marxalada Program ka.

C-hal mar isla qabo Volume Down+Home Button+Power

D-Taabo Volume Up

E-Soo kici Barnaamijka Odin Godka AP kasoo Dhex dooro Firmware file ka meesha uu ka yaalo Computer kaaga File ka.

Markaa uu diyaar noqdo geli mobile ka Xariga usb ga sug inta uu Mobile ku kasoo Qabayo Computer ka Dabadeedna start dheh

Ka Bogo Video ga