Sida Rooted Looga Dhigo Samsung Galaxy J7 Prime G610F Waxaa Muhiin ah inaad Marka Hore Heysatid Barnaamijkiisa oo Dhameeystiran waxaan Halakaan idiinku soo gudbinaayaa Mid kamid ah qaabka ugu Haboon ee loo Rooted looga Dhigo Mobile kan aan kor kusoo Xusay ee ah Samsun Galaxy J 7 Prime ama G610F.
Waxaa alaaba Dhacda in mar waliba lasoo saaro qaab Cusub oo loo root gareeyo Mobilada kaas oo la jaanqaada hadba Noocyada Cusub ee mobilada Xiligaas jira Waxaa laga yaabaa inuu wax badan ka duwanyahay Qaabkii hore aad usoo argtay ama aad u taqaanay.
Hadaba Waxaa lagaa doonaayaa si aad waxbadan oga fahamtid sida Rooted looga dhigo Mobilkan J7 Prime inaad Raacdo Talaabooyinkan ay shabakada Gestamobile idiin ku talagashay Qoraal iyo Muuqaalba adiigoo aan ka caajisin.
1-Marka hore soo Degso Samsung Phone Usb Drivers
2-ROOT J7 Prime 2016
3-Samsung Flasher Odin
Halkaan Ka Degso File ka Degso