TECNO C8 FACTORY FIRMWARE

0
375

Iskaa Wax oga Qabo Mobile kaaga

Tecno C8 Official Stock Firmware Waaa Firmwar File Original ah File kaas oo ah Mid Dhameeystiran Waxaa Hubaal Ah inaad ku Xalin,kartid Dhibaatada kaa Heysata Tecno C8 Dhinaca Programe ka Hadii aad ku Aragtid Culays iyo is istaag ama soo kicid la,aan ama Barnaamijyada Qeyb kamid ah oo aad weydo iwm.

Tecno C8 Hadii aad u Baahato inaad Wax ka Badashid Software kiisa waa inaad Heeysataa Dhamaan Waxa kuu Sahlaaya inaad Hawl Qabatid.

Waxyaabaha aad u baahan,tahay Waxaa kamid ah Kuwa Hoos Ku Qoran

Mediatek usb VcomDrivers

Mediatek Preloader Vcom Port Drivers

Mtk 65xx usb Drivers

SP Flash Tool

EASY MTK USB DRIVERS 25.55 MB 151 downloads

...

SP FLASH TOOL 42.52 MB 12 downloads

...