Wax ka Baro Samsung Galaxy S7 edge G935F

0
656

Si aad Waxbadan uga Fahamtid Samsung Galaxy S7 edge G935F Gudihiisa iyo furfurkiisa Waxaa Daruuri ah inaad heysatid Qalab kii loogu tala galay (Mobile Phone Opening Tool kit)

Hadii aadan Heysan Qalabkii loogu talagalay Suurtagal kuu noqon mayso in ay kuu fududaato Fur furidiisa ama Xir xirkiisa.

Daawo Video gan oo ka bogo kaasoo kaa saacidaaya Qaabkii aad u fur furi lahayd iyo Qaabkii aad u xir xiri lahayd.