Si aad Waxbadan uga Fahamtid Samsung Galaxy S8 iyo S8 Plus Gudihiisa iyo furfurkiisa Waxaa Daruuri ah inaad heysatid Qalab kii loogu tala galay (Mobile Phone Opening Tool kit)
Hadii aadan Heysan Qalabkii loogu talagalay Suurtagal kuu noqon mayso in ay kuu fududaato Fur furidiisa ama Xir xirkiisa.
Daawo Video gan oo ka bogo kaasoo kaa saacidaaya Qaabkii aad u fur furi lahayd iyo Qaabkii aad u xir xiri lahayd.